Helsinki strengthens cooperation with Somali-speaking community, increases communications in several languages

Magalada wacey siyaadineysaa wadashaqeynta lala yeelanaayo bulshooyinka ku hadla luuqadda af-somaaliga iyo kordhinta isgaarsiinta coronada ee luqadaha kala duwan

The City of Helsinki has enhanced its efforts to provide information on the coronavirus situation in different languages, after a worrying rise in covid-19 infections came to light.

Helsinki has improved its cooperation with international actors, developed its multilingual communications, and boosted its outreach to different language groups since a rise in covid-19 infections was noted in the Somali-speaking community last week. Municipal leaders want to ensure that years of fruitful dialogue with Somali-speaking residents of the city will continue in the spirit of openness and good will.

To this end, the city has established a coordination group that includes representatives of Somali organisations and communities like the Finnish Somali Doctors Association, the Finland-Somalia Association, the Finnish Somali League, and Somalis in Kontula. Each of these groups has done a great deal of work to supply accurate information and help community members who are in need.

“The coordination group aims to improve coronavirus prevention by taking the specific needs of Somali speakers into better consideration. We want to encourage association spokespeople to participate in the development of services, so the planned measures meet their target audience more effectively than they have before,” says Ilkka Haahtela, head of the City of Helsinki’s labour force and migration unit.

The new coordination group will assess the services of the city’s education, social services and health care and culture and leisure divisions, examine its municipal communications, and consider other possible means of addressing the coronavirus situation from the Somali-speaking community’s perspective.

Coronavirus information now available in Somali, Arabic and Russian

Material associated with the coronavirus outbreak has now been made available on the City of Helsinki website on dedicated webpages in Somali, Arabic and Russian. The pages features guidelines and videos from the city, the metropolitan area hospital network HUS, and the Finnish Institute for Health and Welfare (THL).

Customer bulletins from the City of Helsinki’s Social Services and Health Care Division have been translated into several languages since early March. Now each of these bulletins in Somali, Arabic and Russian have been collected onto the same page, so municipal residents can easily find the service information they are looking for.

Follow the links below to access the new webpages:
Coronavirus updates in Somali
Coronavirus updates in Arabic
Coronavirus updates in Russian
For more information in English:
Coronavirus updates from Helsinki

Magalada wacey siyaadineysaa wadashaqeynta lala yeelanaayo bulshooyinka ku hadla luuqadda af-somaaliga iyo kordhinta isgaarsiinta coronada ee luqadaha kala duwan

14kii Abriil, Magaalada Helsinki waxey ka soo warbixisay heerka walbaca laga qabo coronavirus ee ku saabsan dadka laga tirada badan yahey ee ku hadla afka Soomaaliga.

Si xal loo helo waxaa la raadiyey iskaashi dhexmara jilayaasha kala duwan, horumarinta adeegyada luuqadaha kala duwan iyo isgaarsiinta lala beegsanaaya. Magalada Helsinki waxaa muhiim u ah intey luuqada soomaaliga dadka ku hadla iyo magalaada wadashaqeynta ka dhaxeeyo intee xoojiso uuna fiicnaado sida illaayo sanado uu ahaa hadda kohor.
Sidaas darteed, magaaladu waxey aasaastay koox isuduwidda ah oo ay weheliyaan wakiillo ka soda dhowr ururro iyo bulshooyinka Soomaalida ah, sida Suomen somalilääkäreiden yhdystys, Suomi-Somalia Seura, Somaliliitto ja Kontulan somalialaiset. Bulshooyinkaan shaqo badan ey qabteen sida ey macluumaad sax ah u gudbiyaan oo ey dadka u saacidaan.

”Ujeedada kooxda iskuduwidda ayaa ah in la qaado tallaabo ka dhan ah cudurka coronada iyadoo la tixgelinaayo baahida dadka luuqadda soomaaliga ku hadlo. Xaaladdaan gaarka ah oo ey keentey coronavirus waxaan rabnaa inaan kuxirno khubaro badan oo kahadlaayaan howlaha hormarinta adeegyada si talaabooyinka la qorsheeyay ay u gaaraan bartilmaameedka si sidi horde kasii fiican” ayaa yiri madaxda ajaanibka iyo arimaha shaqada Ilkka Haahtela.
Kooxda isku duwidda waxey rayi nooga dhiibaayaan sida arama soomaalida oo ilmaha, iskoolka, dhaqanka, caafimaadka iyo isgaarsiinta ku saabsan sida loo xalinaayo, iso iixii kale la sameynkaro sida cudurka coronada loo xaliyo.

Maacluumaadka ku saabsan coronavirus waxaa li’isugu soo aruuriyey page’ka hel.fi, waxeyna ku qorantahey luuqadaha somaaliga, carabiga iyo raashka.

Macluumaadka oo ku saabsan cudurka coronada waxey ku qorantahey af-soomaaliga, carabiga iyo raashka waxaana laga helaayaa Hel.fi page’ka la dhaho. Page’ka waxaa ku yaalo magaalada Helsinki, isbitaalka Helsinki iso Uusimaa HUS iso Terveyden ja hyvinvoinninlaitos THL macluumaadka ey sameeyeen iyo video’gooda.
Magaalada Helsinki coronada macluumaadka ku saabsan waxey ku qoreysey luuqago fara badan illa iyo bishii sedaxaad. Hadda luuqada soomaaliga, carabiga ja ruushka waxaa la isugu soo kooobey hal meel. Arintaan waxey saacideysaa intey dadka magaalada dhegan macluumaad sax ah intey hal meel si fudud oga helaan.

Fiiri luuqadaha kala dhuwan
Macluumaadka coronavirus ku saabsan oo af-soomaali ku goron
Aqri wax kale
Helsinki - wixii cusub coronada ku saabsan